Dowlada oo Qorshe ka dhan ah maamulka Jubbaland ka bilowday Muqdisho (Daawo Sawirro)

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday qorshe cusub ay ku dooneyso in ay ku fashiliso khalalaase siyaasadeedna uga abuurta maamulka Jubbaland uu hogaamiyo Axmed Madoobe. Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay kasoo qeyb galeen waxgarad iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland kuwaa oo si weyn uga … Continue reading Dowlada oo Qorshe ka dhan ah maamulka Jubbaland ka bilowday Muqdisho (Daawo Sawirro)